Akhriso:-Isku Aadka wareega 2aad ee Tartanka Dugsiyada Sare Radio Dalsan Oo La Sameeyey

Waxaa Galabta Xarunta Radio Dalsan ee Magalada Muqdisho lagu sameeyey isku-aadka wareega 2aad tartanka dugsiyada Sare ee Bisha Ramadaan oo ay Sanadkaan qabaneyso Idaacadda Dalsan.

Tartanka Dugsiyada Sare ayaa waxaa ka qeybgalaya 32 Iskuul oo ku yaalla Gobolkaan Banaadir,waxaana haatan isku-soo haray 16 Iskuul.

Hoos Ka Akhriso Isku-aadka Tartanka Dugsiyada Sare Ee Radio Dalsan.