Akhriso:-Isku Aadka tartanka Dugsiyada Sare ee Radio Dalsan oo la sameeyey

Waxaa Galabta Xarunta Radio Dalsan ee Magalada Muqdisho lagu sameeyey isku-aadka tartanka dugsiyada Sare ee Bisha Ramadaan oo ay Sanadkaan qabaneyso Idaacadda Dalsan.

Tartanka Dugsiyada Sare ayaa waxaa ka qeybgalaya 32 Iskuul oo ku yaalla Gobolkaan Banaadir,iyada oo tartanka uu bilaaban doono 1-da Bisha Ramadaan.

Hoos Ka Akhriso sida ay iskugu aadeen dugsiyada ka qeyb galaya tartanka.