Akhriso:-Guddiga doorashada Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo la Magacaabay

Cismaan Barre Maxamed  Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hir-Shabeelle ayaa Magacaabay guddiga doorashada Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle.

Guddigaan ayaa ka koobaan Sagaal Xubnood,kuwaas oo leh Gudoomiye, laba gudoomiye ku xigeen iyo Xoghaye.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Gudoomiyaha baarlamaanka Hir-Shabeelle ayaa lagu Magacaabay Guddigaan, waxana la faray in ay sidaacad ah Shaqadooda u gutaan.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada Magacaabista