Akhriso: Galmudug oo Warsaxaafadeed ka soo saartay Weerarka Shabaab ay ku qaadeen Puntland

Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen fariisimo Ciidamo ka tirsan kuwa Puntland ay ku leeyihiin deegaanka Af-Urur ee Gobolka Bari.

War-Saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay in ay aad uga xun yihin falkaas islamarkaana ay garab taagan yihiin.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka

Halkaan ka Akhriso Warsaxaafadeedka