Amar ka soo baxay Maamulka gobolka Banaadir ayaa lagu shaaciyay in xiligaan wixii ka dambeeyasi bilaasha ah oo lacag la’aan ah lagu geli doono Beerta Nabada ee Magaalada Muqdisho.
Amarkaan ka soo baxay Maamulka Gobolka Banaadir ayaa daba jooga kadib markii Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed uu dhawaan shaaciyay in aysan macquul aheyn in dalxiiska Beerta Nabada ay dadku lacag ku bixiyaan.
Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka ka soo baxay Maamulka gobolka Banaadir.