Akhriso:-Amar ka soo baxay Wasaaradda Gaadiidka Galmudug

Amarkaan ayaa ka soo baxay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaadiidka  Cirka iyo dhulka Galmudug waxana lagu amray Madaxda Garoomadda diyaaradaha ku yaalla deegaanada Galmudug in aysan wax lacag ka qaadi karin Diyaaradaha kasoo degaya Garoomadaas ee Gargaarka u sida Shacabka Galmudug.

Hoos ka Akhriso Wareegtada