Akhriso:-Afhayeenka Ciidamada Xoogga dalka oo la Magacaabay

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta magacaabay Afhayeenka ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka ayaa waxaa Afhayeenka Ciidamada Xoogga dalka Soomaliya loogu Magacaabay Dhamme C/laahi Iimaan Ceynte oo sidoo kale ah Agaasimaha Guud ee Idaacadda Ciidamada Qalabka Sida.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada Magacaabista

 

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media