Ahlusuna oo Xil ku cusub Maamul Goboleedyada Dalka laga siiyey Awood Qeybsiga Galmudug (Warbixin)

Radio Dalsan ayaa heshay xogo muhiim ah oo ku saabsan shirka dalka Jabuuti uga socday Madaxda maamulada Galmudug iyo Ahlusuna Wal-Jamaaca kaas oo qodobo hordhac ah laga soo saaray.

Warar ay Dalsan heshay ayaa sheegaya in markii ugu horeysay Maamulka Galmudug uu yeelanayo Ra’iisul Wasaare oo uu noqon doono Sheekh Shaakir Cali Xasan Madaxweynaha Ahlusuna,sidoo kale gudoomiyaha Maxkamada Sare lasiin doono halka Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka la qeyb doono.

Xogtan ay heshay Dalsan ayaa noqoneysa in Maamul goboleedkii ugu hoeerayay oo yeesha Ra’iisul Wasaare uu yahay Maamulka Galmudug.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media