Ahlu Sunna oo Xirtay Idaacadaha Star Fm iyo Radio Galguduud

Ciidamo ka tirsan Ahlu Sunna Waljameeca ayaa Maanta xiray Idaacaddaha Radio Galguduud iyo Star FM xarumahooda Magaalada Guricel Ee Gobolka Galguduud.

Ahlu Sunna waxa ay sido kale xirtay Xaruntii Radio Galguduud Ee Magaalada Dhuusamareb Ee Xarunta Gobolka Galguduud.

Weli lama ogga sababta keentay in Kooxda ay xirto Idaacadahan oo kamid ah Warbaahinta Madaxa Banaan ee ka howlgasha Gobolkasi.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor