Ahlu Sunna oo U diiday Siyaasiga Axmed Cabdisalan inuu tago Deegaanada ay ka arrimiso

Maamulka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa Maanta is hor istaagay Safar uu doonayay Siyaasiga Axmed Cabdisalam inuu ku tago Magaalooyinka Dhuusamareb iyo Guriceel Ee Gobolka Galguduud.

Maamulka Ahlu Sunna si cad ma aysan u faahfaahin sababta keentay in Siyaasiga loo diido inuu booqdo Deegaanada ay ka arrimiso Ahlu Sunna Waljameeca.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor