Ahlu Sunna oo Cabdiwaal u Magacawday Taliyaha Ciidankeeda

Kooxda Ahlu Sunna Waljameeca ayaa Taliyaha Ciidamadeeda waxa ay u magacwday Cabdiwaal oo hore u ahaan jiray Hogaamiye kooxed.

Ahlu Sunna ayaa ku soo aadisay Magacabista Taliyaha xili ay Kooxda Dagaal kula jirto Maamul Goboleedka Galmudug.

Cabdiwaal ayaa aad ugu xeel dheer dhinaca Militiriga waxana la filaya sida Kooxda ay sheegtay inuu wax badan ka bedali doono Arrimaha Amniga.