Agaasimihii hore ee Wasaarada Warfaafinta Bahlaawi oo Gaadhigiisa Qarax lagula Eeegtay KM4

Cabdirisaq Bahlaawi oo ahaa  Agaasimihi hore ee wasaarada Warfaafinta Somaliya  ayaa lagu qarxiyey agagaarka wadada  KM4 xili uu ka so baxay hotel jazeera
Qaraxa ayaa si weyn looga maqlaayay  magaalada Muqdisho, lama garanaayo in gaariga loogu xiray Qaraxa iyo in ay tahay miino dhulka loogu aasay,

waxana soo gaadhay dhaawac culus oo loola cararay Cusbitaalka

 

Cabdirisaaq Bahlaawi ayaa mudo dheer agaasime ka ahaa wasaarada Warfaafinta Somaliya, hasa yeeshee dhawaan ayaa xilkaasi laga qaaday

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor