Agaasimaha Goob Joog oo dib u helay Xuriyadiisa

Agaasimaha Idaacada Goob Joog FM Xasan Maxamuud ayaa dib u helay xuriyadiisa isaga oo aan wax dacwo loo heysan sida ay sheegtay Idaacada.

Barta Twitterka ee Goob Joog FM ayaa lagu soo qoray in Agaasimaha Idaacada ay siidayen saraakiisha Hey’adda CID.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor