Afar Beelood oo Maanta Heshiis Ku Gaaray Dhuusamareeb

Beelahan oo kasoo kala jeeda Goboladda Mudug iyo Galguduud ayaa Maanta ku gaaray Magaaladda Dhuusamareeb Ee Gobolka Galguud Heshiis Ka kooban Dhowr qoddob.

Qoddobadii Maanta lagu heshiiyay Waxa kamid ahaa:

1. Ineysan jirin wax Colaad ah oo imminka ka dhex jirta Beelahasi.

2. In wixii shakhsiyaad kala tabanayaan loo xil saaro odayaasha iyo qoddobo kale.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor