Dab ka kacay qeybo ka mid ah degmada Guriceel

Warark aan ka heleyno degmada Gurceel e Gobolka Galgaduud ayaa waxa y sheegayaan in uu dab ka kacay Klin shidaal oo hlkaasi ku taala.

Lama oga waxa sababay dabkaas,iyada oo kaalinta ay ku taalo ka soo horjeedka Sldhiga degmada Guriceel oo ay degan yihiin dad bdan oo Shacab ah..

Wararkii ugu dambeeyay ayaa waxa ay sheegayn in iminka Maamulka degmada Guriceel ee Mamulka Gobolada dhexe iyo Shacabka Magaaladaas ay wadaan dadaalo ay ku doonyan in debkaas lagu demiyo.

Dabkaan socda wax ka badan Saacad,iyada oo ilaa iyo hada aan la sheegi krin khasaaraha rasmiga h uu geestay.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsa.com