“6 Qof ayeey Badda Maanta Kaliya Qaaday Oo Meydadkooda Ay Caariyeen “Maamuka Degmada C/Casiis

Gudoomiye ku xigeenka degmada C/Casiis Xasan Xaaji Abuukar ayaa Radio Dalsan u sheegay in saaka 8:00 subaxnimo ilaa galabta 5:30 ay badda qaadya 6 Qof oo 4 dhalinyaro ay tahay .

Xasan aya inta raaciyey in dadka ay qaaday dhamaantood ay munaasabada ciida darteed uso dabaaltageen badda

“2 will oo marti u ahaa qoys dagan degmada C/Casiis aya ku jiray dhaljnyarada at qaaday “ayu yiri Xasan

Maalmaha ciida iyo jimcooyinka waxa Xeebta Liido uso dabaaltaga kumanaan kun oo qof waxaana muuqata dadkaas oo aan badankood dabaal aqoon inuusan jirin qorshe maamulka ku talagalay oo lagu badbaadin karo

Horey waxaa lo sameeyey booliis gaar ah oo badbaadiya dadka uso dabaal taga Xeebta laakin ma muuqata wax weyn oo ay qabteen

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media