Dhageyso:Dib-u-dhac ku yimid Doorashadda 13-xubnood oo ka tirsan Beelaha Waqooyiga ee Aqalka Hoose Barlamaanka

Dib u dhaca ayaa ku yimid doorashada 13-xubnood oo kamid ahaa 14-musharax aqalka hoose ee beelaha kasoo jeeda gobolada waqooyi ee Somalia kadib markii la shegay in la musuq maasuqay ergada wax dooraneysa.

Gudiga doorashada ayaa la sheegay in uu tilmaamay in dib loo dhigo si baaritaan loogu sameeyo arintaas.

HALKAAN KA DHAGEYSO