Waqtiga uu furmayo Kal-fadhiga 5-aad ee Golaha Shacabka oo la shaaciyay

Gudoga joogtada ah ee golaha Shacabka oo maanta shirk u yeeshay magaalada Muqdisho ayaa shirkooda uga hadlayay waqtiga uu furmayo Kalfadhiga 5-aad ee golaha shacabka ee Soomaaliya iyaga oo ugu dambayntii go’aamiyay xiliga furitaanka.

Gudiga joogtada ee golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in 27-ka bishaan uu furmayo Kalfadhiga 5-aad,kulankaan waxaa shir gudoominayay gudoomiyaha golaha Shacabka Maxamed Mursal Shiiq C/raxmaan.

Sponsered

Comments
Loading...