HomeWararWakiilka Qaramada Midoobey ee Somalia oo gaaray Kismaayo

Wakiilka Qaramada Midoobey ee Somalia oo gaaray Kismaayo

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Jubbaland ayaa Maanta oo Tallaado ah waxaa gaaray Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Ambassador James Swan iyo wafdi uu hogaaminayo. Garoonka diyaaradaha Kismaayo ayaa Wakiilka Qaramada Midoobey ee Somalia waxaa kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka irsan Maamulka Puntland iyo xubno kale oo halkaas ku sugan. Inta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Jubbaland ayaa Maanta oo Tallaado ah waxaa gaaray Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Ambassador James Swan iyo wafdi uu hogaaminayo.

Garoonka diyaaradaha Kismaayo ayaa Wakiilka Qaramada Midoobey ee Somalia waxaa kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka irsan Maamulka Puntland iyo xubno kale oo halkaas ku sugan.

- Advertisement -

Inta ku sugan yahay James Swan Magaalada Kismaayo ayaa waxaa uu kulan la qaadan donaa Madaxweynaha Jubbland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), iyagoona ka wada hadli doona Arrimo kala duwan.

Warar ayaa intaas ku daraya in labada dhinac ay sigaar ah uga wadi doonaa Khilaafka ka dhashay dib u Doorashii Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Khilaafka u dhexeeya dowladda Federaalka iyo maamulkaas.

Waa Safarkii ugu horeeyay ee Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya u tegay Magaalada Kismaayo tan iyo markii dib loo soo doortay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts