HomeWararWafti sare oo ka socda Soomaaliya oo gaaray maagalada Ankara oo uu...

Wafti sare oo ka socda Soomaaliya oo gaaray maagalada Ankara oo uu ka furmaayo shir xasaasi ah.

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa  Sabtidii   u ambabaxay caasimadda dalka Turkiga ee Ankara. Wafdiga ayaa casuumaad rasmi ah ka helay Dowladda Turkiga, iyagoo matalaya Dowladda Soomaaliya, kana qeyb galaya wareegga labaad ee wadahadalka kala dhexeeya Itoobiya, kaasoo ay garwadeen ka tahay Dowladda Turkiga. Wadahadalkan oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa  Sabtidii   u ambabaxay caasimadda dalka Turkiga ee Ankara. Wafdiga ayaa casuumaad rasmi ah ka helay Dowladda Turkiga, iyagoo matalaya Dowladda Soomaaliya, kana qeyb galaya wareegga labaad ee wadahadalka kala dhexeeya Itoobiya, kaasoo ay garwadeen ka tahay Dowladda Turkiga. Wadahadalkan oo la filayo in uu furmo maalinta Isniinta ah ee 12-ka August 2024, ayaa horey dib loogu soo dhigay muddo seddex toddobaad ah.

Waxaa la rajeynayaa in wadahadalkaasi uu wax ka beddelo xaaladda diblomaasiyadeed ee gobolka iyo xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya. Dowladda Turkiga oo martigelineysa wadahadalkan ayaa doorkeeda kor u qaadeysa si ay qayb uga noqoto xalinta khilaafaadka gobolka Geeska Afrika. Isku daygan waa qayb ka mid ah dadaallada lagu xoojinayo nabadda iyo iskaashiga labada dal, iyadoo la rajeynayo in heshiis la taaban karo laga gaaro.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts