HomeWararWafdi uu hoggaaminayo R/Wasaare Rooble uu safray Dhuusamareeb

Wafdi uu hoggaaminayo R/Wasaare Rooble uu safray Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa maanta safray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug. Booqashada wafdiga uu hoggaaminaayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in ay la xiriirto dardargelinta iyo hubinta Doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka ee 11-aad. Ra’iisul Wasaaraha ayaa Mudada uu joogo Galmudug waxa uu kulamo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa maanta safray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug.

Booqashada wafdiga uu hoggaaminaayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in ay la xiriirto dardargelinta iyo hubinta Doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka ee 11-aad.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha ayaa Mudada uu joogo Galmudug waxa uu kulamo la qaadan doonaa madaxda maamulkaas, bulshada qaybaheeda kala duwan iyo xubnaha guddiyada doorashada heer federaal iyo heer maamul goboleed ee ku sugan Galmudug.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa horay u ballanqaaday in uu safar ku tagayo xarumaha Dowlad-Goboleedyada dalka, si uu u dardargeliyo qabsoomidda Doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts