HomeWararWafdi ka socday Dowladda Somalia oo shir uga qeyb galay Magaalada Sharma...

Wafdi ka socday Dowladda Somalia oo shir uga qeyb galay Magaalada Sharma Sheekh

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiiru-dowlaha Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeyb galay shirka Sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Islaamka oo lagu qabtay magaalada Sharma El-Sheikh ee dalka  Masar. Maxamuud Xayir Ibrahim, Wasiiru-dowlaha Maaliyadda oo hadal kooban ka jeediyay Shirka loo dhan yahay ee Wasiirada Maaliyadda dalalka xubnaha ka ah Bangiga ayaa diiradda saaray sidii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiiru-dowlaha Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeyb galay shirka Sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Islaamka oo lagu qabtay magaalada Sharma El-Sheikh ee dalka  Masar.

Maxamuud Xayir Ibrahim, Wasiiru-dowlaha Maaliyadda oo hadal kooban ka jeediyay Shirka loo dhan yahay ee Wasiirada Maaliyadda dalalka xubnaha ka ah Bangiga ayaa diiradda saaray sidii wax looga qaban lahaa abaaraha Soomaaliya iyo taageerada maaliyadeed ee deeq bixiyeyaasha caalamka.

- Advertisement -

Dhinaca kale, wasiirka ayaa waxaa uu kulamo gaar ah la qaatay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta iyo ku-xigeenkiisa, iyagoona ka wada hadlay hanaanka Maaliyadda dowladda Federaalka iyo geedi socodka Arrimaha deyn Cafinta.

Kulamada ayaa intii ay socdeen waxaa kaloo diirada lagu saaray sidii Bangiga Horumarinta uu usii wadi lahaa taageerada uu siiyo dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mashaariicaha horumarineed ee dalka ka socda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts