HomeWararWafdi ka socday Dowladda Federaalka oo Maanta gaaray Magaalada Kismaayo

Wafdi ka socday Dowladda Federaalka oo Maanta gaaray Magaalada Kismaayo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wafdi ay hoggaamineysay Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya khadiija Maxamed Al Makhsuumi oo ay qeyb ka ahaayen Wasiir ku-xigeenka Wasaradda Saciid Maxamed Cali iyo xubno kale ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo. Wafdiga ayaa garoonka diyaaradaha Sayyid Maxaxamed Cabdulle Xasan ee magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyey Wasiirka wasaradda Degaanka iyo dalxiiska Jubbaland Mudane […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafdi ay hoggaamineysay Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya khadiija Maxamed Al Makhsuumi oo ay qeyb ka ahaayen Wasiir ku-xigeenka Wasaradda Saciid Maxamed Cali iyo xubno kale ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo.

Wafdiga ayaa garoonka diyaaradaha Sayyid Maxaxamed Cabdulle Xasan ee magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyey Wasiirka wasaradda Degaanka iyo dalxiiska Jubbaland Mudane Ceydiid Saleebaan Xaashi, Wasiir ku-xigeenka Wasaradda Deeganka Jubbaland Maxamed Cabdinuur Beerxaani, qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Jubbaland.

- Advertisement -

Intaas kadib Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa wafdiga ku qaabilay xarunta Madaxtooyada Jubbaland halkaas oo ay kulan ku wada yeesheen.

Sidoo kale waftiga ayaa waxa ay kormer ku  tagen Wasaradda degaanka iyo dalxiiska Jubbaland iyago u kuurgalayay dhaq dhaqaqa wasaradda iyo shaqadeda, waxaana intasi kadib loo galbiyay aqalka martida Jubbaland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts