HomeWararWafdi ka socday Dowladda Federaalka oo gaaray Degmada Waajid

Wafdi ka socday Dowladda Federaalka oo gaaray Degmada Waajid

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirka Waaaaradda Cadaaladda Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdulqaadir Maxamed Nuur(Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminaayey ayaa maanta gaaray degmada Waajid ee Gobolka Bakool. Ujeedada safarka ay u gaareen ayaa la xiriira u kuur gelida xaalada guud ee degmada, ka qeyb galka munaasabada caleema saarka Golaha Deegaanka Waajid oo Guddoomiye doortay iyo sidii loo hormarin lahaa adeega Cadaaladda iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Waaaaradda Cadaaladda Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdulqaadir Maxamed Nuur(Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminaayey ayaa maanta gaaray degmada Waajid ee Gobolka Bakool.

Ujeedada safarka ay u gaareen ayaa la xiriira u kuur gelida xaalada guud ee degmada, ka qeyb galka munaasabada caleema saarka Golaha Deegaanka Waajid oo Guddoomiye doortay iyo sidii loo hormarin lahaa adeega Cadaaladda iyo Garsoorka.

- Advertisement -

Wasiir Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa waxaa uu ka mahadceliyay soo dhaweynta loo sameeyay, waxaana intaas kadib loo galbiyay dhinaca Xarunta degmada.

Duhurnimadii Maanta Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa gaaray degmada Waajid ee Gobolka Bakool, iyagoo halkaas uga qeyb galay munaasabada caleema saarka Golaha Deegaanka Waajid oo Guddoomiye doortay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts