HomeWararWafdi ka socda dowladda oo ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb

Wafdi ka socda dowladda oo ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmdug waxaa ku wajahan Maanta Wasiirka Arriamaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo. Ujeedada Safarka Wasiirka ayaa ah in lagu dhawaaqo Gudigga qaban qaabada Shirka dib u heshiisiinta Beelaha daga Galmudug oo dhawaan halkaas ka furmaya. Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmdug waxaa ku wajahan Maanta Wasiirka Arriamaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo.

Ujeedada Safarka Wasiirka ayaa ah in lagu dhawaaqo Gudigga qaban qaabada Shirka dib u heshiisiinta Beelaha daga Galmudug oo dhawaan halkaas ka furmaya.

- Advertisement -

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa laga dareemayaa diyaargarow ku aadan soo dhaweynta dhamaan martida halkaas tagi doonta dhawaan.

Dhuusamareeb waxaa ku sugan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Kheyre waxaana uu  u joogaa halkaas siddii Doorashada Galmudug qaab wanaagsan ugu dhici laheyd.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts