HomeWararWafdi ka socda Dowladda Federaalka oo shir uga qeyb galay Qaahira

Wafdi ka socda Dowladda Federaalka oo shir uga qeyb galay Qaahira

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda aadanaha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Xildhibaan Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa ka gashay Shirka Wasiirada Haweenka Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC. Shirkaan oo ka qabsoomay Magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka Masar ayaa waxaa looga hadlay ilaalinta iyo horumarinta awoodsiinta haweenka, iyadoona shirka ay ka qeyb galeen Wasiirada Haweenka OIC. Shirkaan ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda aadanaha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Xildhibaan Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa ka gashay Shirka Wasiirada Haweenka Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC.

Shirkaan oo ka qabsoomay Magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka Masar ayaa waxaa looga hadlay ilaalinta iyo horumarinta awoodsiinta haweenka, iyadoona shirka ay ka qeyb galeen Wasiirada Haweenka OIC.

- Advertisement -

Shirkaan ayaa sidoo kale looga hadlay la dagaalanka Cudurka halista ah ee Coronavirus oo saameyn xoogan ku yeeshay Caalamka, waxaana khudbad ka jeedisay madasha Wasiirad Xaniifa Maxamed Ibraahim.

Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda aadanaha Xukuumadda Federaalka ayaa ka hadashay xuquuqda Haweenka ay leeyihiin iyo sida ay muhiimka u tahay ilaalinta iyo horumarinta awoodsiinta haweenka.

Shirkaan ay ka qeyb gashay Wasiir Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa waxaa uu ahaa Shirkii 8-aad ee wasiirada Haweenka Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC oo ka dhacay Magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka Masar.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts