HomeWararWafdi ka socda DFS oo u ambabaxay ka qeyb galka Shir looga...

Wafdi ka socda DFS oo u ambabaxay ka qeyb galka Shir looga hadlay xornimada Falastiin

Date:

Related stories

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh U Baaqay Wada-hadal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay wada-hadal siyaasadeed iyo heshiis laga gaaro

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa Maanta ka dhoofay Garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho. Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa u ambabaxay isaga iyo wafdigiisa dalka Turkiga, halkaas oo uu uga qayb gali doono shirka Madasha Baarlamaanada ee Qudus oo looga hadlayo Xornimada iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa Maanta ka dhoofay Garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho.

Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa u ambabaxay isaga iyo wafdigiisa dalka Turkiga, halkaas oo uu uga qayb gali doono shirka Madasha Baarlamaanada ee Qudus oo looga hadlayo Xornimada iyo Madax-bannaanida Falastiin.

- Advertisement -

Shirkan oo soconaya muddo saddex maalmood ah oo ay ka soo qayb gelayaan madaxda baarlamaannada wadamada Islaamka ayaa diiradda lagu saari doonaa arrimaha Falastiin gaar ahaan dhinacyada bini’aadnnimada.

Dhinaca kale Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa shalay isna u amba baxay dalka Turkiga halkaas oo uu uga qeyb galayo Shirkaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts