HomeCaalamkaUrurka Taalibaan oo ku dhawaaqay Dowlad cusub (Yaa Madax looga dhigay?)

Ururka Taalibaan oo ku dhawaaqay Dowlad cusub (Yaa Madax looga dhigay?)

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ururka taalibaan ayaa si rasmi ah ugu dhowaaqay dowlad cusub oo ay ugu magac dareen dowladda Imaaradda Islaamiga ah ee Afghanistan , waxaana dowladdan madax looga dhigay Mullah Maxamed Xasan Akhund. Mullah Maxamed waxa uu ka mid yahay asaaseyaashii ururka Dhaalibaan, waxaana ku xigeen looga dhigay Mullah Abdul Ghani Baradar oo isna wax ka asaasay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ururka taalibaan ayaa si rasmi ah ugu dhowaaqay dowlad cusub oo ay ugu magac dareen dowladda Imaaradda Islaamiga ah ee Afghanistan , waxaana dowladdan madax looga dhigay Mullah Maxamed Xasan Akhund.

Mullah Maxamed waxa uu ka mid yahay asaaseyaashii ururka Dhaalibaan, waxaana ku xigeen looga dhigay Mullah Abdul Ghani Baradar oo isna wax ka asaasay ururka. Mullah Cabdisalaan Xanafi ayaa isna la dhigay ku xigeenka labaad ee dowladda.

- Advertisement -

Wasiirka arrimaha gudaha ee dowladda Imaaradda Islaamka Afghanistan ayaa loo magacaabay nin ku jira liiska dadka ay FBI-da doondoonayso oo magaciisu yahay Sirajudiin Xaqani oo madax ka ah ururka Shabakadda Xaqaani ee ka dhisan Pakistan iyo Afghanistan.

Warkan waxaa shir jaraa’id ka shaaciyay afhayeenka ururka Sabixulaah Mujaahid, isaga oo intaas ku daray in ururka uu ka jawaabay rabitaankii shacabka sida uu hadalka u dhigay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts