• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, May 20, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Bilan Media

Urur kaalmeyn iyo la talinba u sammeya Haweenka lasoo furay iyo Gabdhaha guur doonka ah

Bilan Media by Bilan Media
October 12, 2022
in Bilan Media, Warar, Wararka Idaacadda
Reading Time: 5 mins read
A A
Urur kaalmeyn iyo la talinba u sammeya Haweenka lasoo furay iyo Gabdhaha guur doonka ah
4
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Magaalada Beydhabo ee caasimadda gobalka baay waxaa ka dhisan urur Seddex Iyo toban jirsaday oo ay ku mideysan- yihiin qaar kamida haweenka ku nool Deegaannada maamul gobaleedka koofur galbeed, kuwaas oo la soo kulmay qoys Bur-bur.

Najmo mo,alin Mohamed  waa guddomiyaha ururka haweenkan oo ay   ku Mideysan-yihiin haween  tiro ahaan garaya ilaa 900 oo haween ah sida ay Sheegtana Wax badan ayaa ka hirgalay ujeedadooyinkii loo sameyay ururkan.

‘‘ Marka hore ururkan waxaan u sammeynay in lagu mideeyo dumarka La Soo kulmay qoys bur-bur ama furriin,in ay isku taakuleeyaan,

”ayeey tiri Najmo.”

900 runtii waa tiro aad u badan waxayna tusaale ka bixineysaa heerka uu marayo furriinka iyo burburka qoysas Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool baydhabo, laakiin waxaan u aragnaa in ay tahay arrin dhiirogalin leh marka ay dumarku isku yimaadaan si ay isaga kaashadaan horumarinta noloshooda.

“Tusaale Gabdha furiinkeeda marka uu cusub yahay  la telin ayaan usameynaa Saan gurigeeda ugu celino, midda ninkeeda dhinteyna waan soo dhoweyna waana Dhiirigelinaa oo ganacsiyo yar yar ayaan u abuurnaa intaan lacag iska uruurinno Niyad dhisna aan ugu sammeyno si iyada oo isku kalsoon ay carruurteeda u korsato” ayeey ku raacisay.

Sheekooyin ka dhiirigalinta leh waxaa kamid ah in haween ururkan kamid ahaa ay guursadeen mar kale, hadda nolol wanaagsan ayey ku jiraan sababtoo ah intii ay nala joogeen ayaan talooyin badan siinay sida ugu wanaagsan ee loola noolaan kale lamaanaha, taas waxay u horseeday in ay reerkooda si wanaagsan ugu noolaadaan, iskana ilaaliyaan furriin iyo reerku uu ka burburo.

Dhinaca kale Sheekh ibraahim  oo kamid ah culimada soomaaliyeed ayaa Sheegay In is caawinaadda  iyo iskaashiga dumarkan ay wanaagsan-tahay,hase Yeeshee Laga habbonaa magacan ay qaateen.

“Wey fiicantahay haddii la is caawinaayo laakiin in magac la sameysto qol la ijaarto oo wax noocas ah sameystaan oo bug ayaa lafuraaa waa la iska warqabaa hadey tahay waa laga roon yahay iyagoo aan is sasoo shaacin oo si qarsoodi ah isku caawiyaan ayaa facan.’’ Ayuu yiri.

Duruufaha guud ee dalka ka jira ka sokow, waxaa jira culeysyo iyo caqabado u Gaar ah dumarka kali-nimada ku koriya carruurta sida ay sheegtay Xaawa Aadan Maxamed oo ah  hooyo xooggeeda ku korisa  shan caruruur ah.

‘‘Labo sano ayaan garoob ahay waxan haystaa shan caruur ah waxan ku Shaqeeyaa dhar dhaqow, dhismaha guryaha, intaas iyo wixii lamid ah  ayaan  Carruurteyda ku korsadaa, runtii weyna culus tahay in aad kaligaa koriso Carruur” Ayeey tiri Xaawo.

Dhinaca kale labada qof ee isasa soo aragsado hadey noo imaadan duruuftaas nahaysato na dhaan waan caawinaa oo waan isu guurinaa waxaana kala telinaanin markale gurigooda aan ka dumin oo isku nagaadaan’’

‘‘labo sanno ayaan garoob ahay waxan haystaa shan caruur ah waxan ku shaqeeyaa dhar dhaqow, guri dhoobow intaas iyo wixii lamid ah  ayaa caruurteyda xoogeyga ku korsadaa ,iyaalkan aaba la,aanta uma fiicana oo waa dhib ciyaal aabo laaan la koriyo ’’

Shaqada ururkan kaliya mahan taakuleyn iyo iskaashi dhexmara haweenka uu ka So bur-buro guryaha,hase yeeshee waxaa jirta wacyi-galin iyo la talin loo Sameeyo haweenka si loo baajiyo bur-bur qoyska ku yimaada.

‘‘Sacdiyo Diinoow Xasan ayaa kamid ah haweennkaas waxayna tiri waxaan ka mid haana jirey ururka garoobada  koonfur galbeed laakin hada waan guursadey waxaana dib ugu laabtey caruurteyda aabahood oo markii hore is af garan waa nagu dhacay balse ururkan ayaa garab igu siiyey inaan caruurteyda oo ah 6 ah iyo Ninkeyga dib ula midoobo ayey tiri’’

Hadda nolol degan ayaan ku noolahay, waan ku farax sanahay inaan dib ula midoobay ninkeygii hore, waa u mahadcelinayaa ururkan maadaama ay taageereen nolosheyda.

 

Previous Post

MW Xasan Sheekh oo Guddoomiye cusub u magacaabay Maxkamadda Sare ee Ciidamada

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiiro cusub

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA
Bilan Media

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

May 20, 2025
RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen
Wararka Idaacadda

RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen

May 19, 2025
Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran
Warar

Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran

May 19, 2025
DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO
Warar

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

May 18, 2025
Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiiro cusub

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiiro cusub

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

by Ilhaan
May 20, 2025
0

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ) ayaa maanta xarunta saddexaad ee baasaboor bixinta ka furtay Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir. Munaasabadda...

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

by Ilhaan
May 20, 2025
0

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ee ka howlgala gobolka Hiiraan ayaa maanta weerar ballaaran ku qaaday fariisimo ay...

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

by Ilhaan
May 20, 2025
0

Magaaladda Muqdisho waxa ku da’ay roobab xooggan oo sameyn ballaaran ku yeeshay isku socodka dadka iyo gaadiidka. Roobkan oo da’ay...

SSCKhaatumo Participates in ID4Africa Summit in Addis Ababa, Showcases Commitment to Civil Registration

SSCKhaatumo Participates in ID4Africa Summit in Addis Ababa, Showcases Commitment to Civil Registration

by Liban
May 20, 2025
0

ADDIS ABABA – The Federal Member State of SSCKhaatumo took part in the ID4Africa 2025 Annual General Meeting (AGM), a...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA
Bilan Media

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
SSCKhaatumo Participates in ID4Africa Summit in Addis Ababa, Showcases Commitment to Civil Registration
English News

SSCKhaatumo Participates in ID4Africa Summit in Addis Ababa, Showcases Commitment to Civil Registration

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Waa kuma Safiirka Cusub ee UK u Fadhiya Soomaaliya?
English News

Waa kuma Safiirka Cusub ee UK u Fadhiya Soomaaliya?

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Charles King Lands in Mogadishu as New UK Ambassador
English News

Charles King Lands in Mogadishu as New UK Ambassador

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
  • Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
  • ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA
  • SSCKhaatumo Participates in ID4Africa Summit in Addis Ababa, Showcases Commitment to Civil Registration

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00