• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Monday, May 12, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Uhuru Kenyatta oo ku taliyey in Hawlagalka AMISOM la hoos-geeyo Hawlgalka Nabad-ilaalinta QM.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
April 7, 2016
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha dalka Kenya oo haatan booqsho ku marayo dalka Jarmalka waxa uu hadalkaasi ka jeediyey mar uu la kulmay haweeneyda Ra’isul-wasaaraha ka ah dalkaasi, Angela Merkel, wuxuuna sheegay in ay Dowladaha Midowga Europe jareen Kharajkii Dhaqaale ee ay siin jireen Ciiddanka Hawlgalka AMISOM ee ku sugan Somalia.

“Lacagaha laga jaray Ciiddanka AMISOM, waxay noqon doontaa qalad qabri oo kale” ayuu yiri Madaxweynaha Kenya. Wuxuuna sheegay in loo baahnaa in la kordhiyo Maalgelinta AMISOM si la mid ah Hawlgalladda Nabad-ilaalinta ee QM.

Waxa kale oo uu sheegay inaay Kenya iyo Ururka Midowga Afrika taagan tahay in Hawlgalka AMISOM u baahan yahay Tagaeero buuxda oo ka timaada Xubnaha Beesha Caalamka ee la shaqeeya Hawlgalka AMISOM.

Sidoo kale, Madaxweynaha Kenya waxa uu Isniintii la soo dhaafay dhigiisa dalka Faransiiska, Francois Hollande kala hadlay Ajendaha AMISOM.

Dhinaca kale, Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Kenya, Amina Mohamed oo ka mid ah Wafdiga la socda Uhuru Kenyatta ayaa sheegtay in waxa ka dhacayo Somalia waxyeeleynayso qeybo kale ee Caalamka.

Wareysi ay siiyey Idaacadda Capital News ee magaalladda Nairobi, waxay sheegtay in dhamaan Kooxaha ku sugan Somalia, Libya, Yemen, Syria ama Belgium inay isku xiran yihiin, isla markaana ay si wadajir ah u wada shaqeeyan.

Si kastaba ha ahaatee, Dowladda Kenya waxaa walaac xooggan ku haya Weeraradda ay Alshabaab ka geystaan gudaha Kenya, iyadoo ay Kumanaan Askar Kenyan ah ku sugan yihiin gudaha Somalia.

Bartamihii bishii Janaayo ee sanandkan, Alshabaab waxay weerar qorsheysan ku galeen Xero ay Ciiddanka Kenya kaga sugnaayeen Deegaanka Ceel-cadde ee Gobalka Gedo, waxaana halkaasi lagu dilay Askar badan oo Kenyan ah, iyadoo kuwo kalena ay Alshabaab qafaasheen.

Tiradda ay Alshabaab ku dileen weerarkaasi, waxay ku sheegaan in ka badan 100-Askari, walow ay Dowladda Kenya beenisay in Tiradaasi looga dilay Weerarkii Ceel-cadde.

©Radio Dalsan

Previous Post

Barlamaanadda Somalia iyo Kuwayt oo ka wada hadlay Xiriirkooda iyo Xaalladihii ugu dambeeyey ee Somalia.

Next Post

Dhageyso: Warka duhurnimo ee radio Dalsan

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle
Warar

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle

May 11, 2025
Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah
Caalamka

Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah

May 11, 2025
“Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe oo Ka Shiraysa Maalgelinta ATMIS”
Warar

“Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe oo Ka Shiraysa Maalgelinta ATMIS”

May 11, 2025
Xabbad-Joojin Degdeg ah: Hindiya iyo Pakistan oo Ku Heshiiyay Joojin Dagaal
Caalamka

Xabbad-Joojin Degdeg ah: Hindiya iyo Pakistan oo Ku Heshiiyay Joojin Dagaal

May 11, 2025
Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho
Warar

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

May 10, 2025
Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka
Warar

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

May 10, 2025
Next Post

Dhageyso: Warka duhurnimo ee radio Dalsan

Somalia’s Minister of Internal Security Hosts Reception for SSC-Khaatumo Leader in Mogadishu

Somalia’s Minister of Internal Security Hosts Reception for SSC-Khaatumo Leader in Mogadishu

by Dalsan Editor
May 11, 2025
0

Somalia's Federal Government Minister of Internal Security, Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag), on Sunday hosted a special welcoming reception in honor...

Two Civilians Killed in Targeted Attack in Koogaar, Middle Shabelle: Rising Fears of Clan Violence

Two Civilians Killed in Targeted Attack in Koogaar, Middle Shabelle: Rising Fears of Clan Violence

by Liban
May 11, 2025
0

Koogaar (also known as Burdheere), Middle Shabelle Region – Two civilians were killed early this morning in a targeted attack...

Putin Proposes Direct Peace Talks With Ukraine Amid Growing Western Calls for Unconditional Ceasefire

Putin Proposes Direct Peace Talks With Ukraine Amid Growing Western Calls for Unconditional Ceasefire

by Liban
May 11, 2025
0

MOSCOW / KYIV / ISTANBUL —Russian President Vladimir Putin has declared his readiness to engage in direct peace talks with...

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle

by Ilhaan
May 11, 2025
0

Wararka laga helayo deegaanka Koogaar (loogu yeero sidoo kale Burdheere), oo hoos taga degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa...

Somalia’s Minister of Internal Security Hosts Reception for SSC-Khaatumo Leader in Mogadishu
English News

Somalia’s Minister of Internal Security Hosts Reception for SSC-Khaatumo Leader in Mogadishu

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Two Civilians Killed in Targeted Attack in Koogaar, Middle Shabelle: Rising Fears of Clan Violence
English News

Two Civilians Killed in Targeted Attack in Koogaar, Middle Shabelle: Rising Fears of Clan Violence

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Putin Proposes Direct Peace Talks With Ukraine Amid Growing Western Calls for Unconditional Ceasefire
English News

Putin Proposes Direct Peace Talks With Ukraine Amid Growing Western Calls for Unconditional Ceasefire

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle
Warar

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Has Trump Chosen Riyadh Over Tel Aviv? US-Saudi Nuclear Deal Sparks Alarm
English News

Has Trump Chosen Riyadh Over Tel Aviv? US-Saudi Nuclear Deal Sparks Alarm

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah
Caalamka

Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somalia’s Minister of Internal Security Hosts Reception for SSC-Khaatumo Leader in Mogadishu
  • Two Civilians Killed in Targeted Attack in Koogaar, Middle Shabelle: Rising Fears of Clan Violence
  • Putin Proposes Direct Peace Talks With Ukraine Amid Growing Western Calls for Unconditional Ceasefire
  • Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00