HomeWararUhuru Kenyatta oo Ardayda Kenya ugu baaqay inay iska caabiyaan kooxaha soo...

Uhuru Kenyatta oo Ardayda Kenya ugu baaqay inay iska caabiyaan kooxaha soo weerara Xarumahooda

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweyne Kenyatta waxa uu hadalkaasi ka jeediyey Tababar Ardayda lagu barayey qaabka ay u wajihi karaan haddii weeraro lagu so oqaado Jaamacadaha iyo Dugsiyadda. Waxa uu tilmaamay in la xiray dhallinyarro yaryar, kadsib, markii lagu helay xag-jirnimo iyo kuwo kale oo doonayey inay ku biiraan Kooxaha Xag-jirayaasha joogta meelaha kale. Uhuru Kenyatta waxa uu xusay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Kenyatta waxa uu hadalkaasi ka jeediyey Tababar Ardayda lagu barayey qaabka ay u wajihi karaan haddii weeraro lagu so oqaado Jaamacadaha iyo Dugsiyadda.

Waxa uu tilmaamay in la xiray dhallinyarro yaryar, kadsib, markii lagu helay xag-jirnimo iyo kuwo kale oo doonayey inay ku biiraan Kooxaha Xag-jirayaasha joogta meelaha kale.

- Advertisement -

Uhuru Kenyatta waxa uu xusay in cabsida dhinaca ammaanka ee soo food saaray Kenya inay ka dhalatay dhallinyarradda ku sugan gudaha Kenya ee loo carbinayo xag-jirnimadda.

Hadalkiisa ayaa waxa uu ku soo beegmay iyadoo ay sii kordhayaan cabsida laga qabo in weeraro lala beegsado Dugsiyadda iyo Jaamacadaha, kuwaasi oo qaarkooda loo xiray cabsi laga qabo inay Dagaalyahannadda Alshabaab soo weeraraan.

Alshabaab waxay bishii April 2-dii ee sannadkan weerareen Jamaacadda Garissa. Pp ;agu dilay 149 qof oo badankooda ahaa arday.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts