Ugu yaraan Seddex Ruux oo Ku Dhimatay qarax Ka Dhacay Baydhabo

Ugu yaraan 3 ruux ayaa ku dhimatay Lix kalena waa ay ku dhaawacmeen Qarax bambo oo Caawa Afurkii lala eegtay Dad shacab ah oo ku sugnaa Bartamaha Magaaladda Baydhabo.

Qaar kamid ah Dadka deegaanka waxa ay Dalsan u sheegeen in Bamkasi uu tuuray Askari ka tirsan Dowladda Soomaaliya.

ma jirto cid weli si rasmi ah u xaqiijin karta in askari Dowladda ka tirsan uu ka dambeeyay Qaraxi.

Waxii ku soo kordha Halkan ayaad kala socon doontan insha allah.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor