HomeWararUgu yaraan 4 qof oo ku dhimatay Madaafiic ku soo dhacday Muqdisho

Ugu yaraan 4 qof oo ku dhimatay Madaafiic ku soo dhacday Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ugu yaraan 4 qof oo ay ku jiran Hooyo iyo Laba Caruur ah oo ay dhashay ayaa ku geeriyooday Madaafiic Maanta ku soo dhacday Agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya. BREAKING: A mother and her two children killed in suspected Al-Shabab mortar attack in Mogadishu, 3 others wounded https://t.co/t2mhotsBZX — Harun Maruf (@HarunMaruf) February 25, 2016 Afhayeenka Gobolka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 4 qof oo ay ku jiran Hooyo iyo Laba Caruur ah oo ay dhashay ayaa ku geeriyooday Madaafiic Maanta ku soo dhacday Agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya.

Afhayeenka Gobolka Banaadir ayaa BBC u sheegay in dadka dhintay ay gaarayan 5 ruux oo shacab ahaa.

- Advertisement -

Warar kale ayaa sheegaya in dadka dhintay ay ku jireen Ilaalada Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya gaar ahaan Darawal Boolis ah oo Xafiiska ka shaqeyn jiray.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts