Ugu yaraan 10 ruux oo lagu dilay gobolka Galgaduud

Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in ugu yaraan 10 ruux maanta lagu dilay deegaanka Dacdheer sida wararka ay sheegayan.

Wararka qaar ayaa sheegaya in dilkasi ay ku lug leeyihiin ciidamada Itoobiya ee Liyu Boolis.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor