• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, May 8, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Turkiga oo sheegay in ay Ganacta ku dhigeen Xaaskii Abubakar Al-Baqdaadi

Bilan Media by Bilan Media
November 7, 2019
in Warar, Xulasho, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Dowladdiisa ay gacanta ku dhigtay xaaska hogaamiyihii hore ee kooxda la baxday Khilaafada Islaamka, Abubakar al-Baqdaadi.

Waxaa horey loo sheegay in Abubakar al-Baqdaadi ay la dhinteen laba kale oo ka mid ah xaasaskiisa, haddana lama oga waxa ay tahay xaaskan kale ee ay sheegtay dowladda Turkiga in ay gacanta ku dhigtay.

Madaxweyne Erdogan ayaa caasimadda dalkaas ee Ankara ka sheegay in sidoo kale ay horay gacanta ugu dhigeen haweeney ay walaalo yihiin Al Baqdaadi.

Erdogan ayaa sidoo kale sheegay in Mareykanka uu si xad dhaaf ah u buunbuuniyay dhimashada Al Baqdaadi.

“Waxaan halka ka sheegayaa markii ugu horeesay in aan gacanta ku dhignay xaaska Al Baqdaadi, balse ma aynaan buunbuunin sida Mareykanka oo kale, waxaan sidoo kale gacanta ku dhignay seedigii iyo dumaashidii”, ayuu yir Erdogan.

Talaadadii, Saraakiisha Turkiga waxay sheegeen in la soo qabtay Rasmiya Awad oo la dhalatay Abubakar Al Baqdaadi, ayna suuragal tahay in “laga helo sir qiimo leh”.

Rasmiya waxaa la sheegay in laga qabtay gobolka Xalab oo hadda ciidamada Turkiga ay maamulaan. Waxaa laga dhex helay gaari wayn oo ay kula dhex nooleyd seygeeda, dumaashideed iyo shan carruur oo kale, sida sarkaal Turki ah uu u sheegay wakaaladda wararka ee AP.

Mareykanka ayaa dabayaaqadii bishii hore shaaciyay in hoggaamiyihii muddada dheer dhuumaaleysiga ku jiray ee kooxda la baxday Dowladda Islaamka ee Daacish lagu dilay hawlgal milatari oo Mareykanka uu ka fuliyay woqooyi Galbeed ee dalka uuriya.

Madaxweyne Trump oo warbaahinta kula hadlayay Aqalka Cad ee Mareykanka looga arrimiyo ayaa sheegay in Abubakar Al Baqdaadi uu qarxiyay jaakaddii uu xirnayd oo ay ku rakibnaayeen walxaha qarxa ka dib markii ciidamada gaarka ah ee Mareykanka ay uga daba galeen god uu ku cararay.

Abubakar Al Baqdaadi ayaa soo shaac baxay sannadkii 2014, xilligaasi oo uu magaalada Mowsil uga dhawaaqay “dowlad Islaami” ah oo ka shaqeyn doonto waddamada Suuriya iyo Ciraaq.

Kooxdiisa Daacish ayaa lagu eedeeyay in ay tacaddiyo badan ka geysatay gudaha waddamadaasi, halkaasi oo ay ku dhinteen kumannaan qof.

Hawlgalkan lagu dilay Al Baqdaadi ayaa billawday xilli shanti galabnimo ahayd ee xilliga dalka Suuriya, waxaana loo adeegsdaay sideed helikobtar oo ah diyaaradaha sida qumaatiga u kaca oo ay saarnaayeen ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Mareykanka oo ay kamid yihiin unuga Delta.

Waxay ku dul duuleen dhul uu Madaxwyene Trump sheegay in uu yahay khatar oo ku yaalla waqooyi bari dalka Suuriya, iyagoona ku sii jeeday halka lagu sheegay Al Baqdaadi.

Sidoo kale hawlgalka ayaa la sheegay in ay ka qeyb qaateen diyaarado kale iyo maraakiibta dagaalka ee Mareykanka oo ku sugnaa bariga dhexe.

Previous Post

Dhageyso;- Warka Duhurnimo Ee Radio Dalsan

Next Post

Rag lagu eedeynayo dilal ka dhacay Muqdisho oo ka soo muuqday Maxkamadda Ciidamada

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.
Warar

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.

May 8, 2025
Trump oo Qasa u Wado Maamul KMG ah oo Mareykan Hoggaaminayo
Caalamka

Trump oo Qasa u Wado Maamul KMG ah oo Mareykan Hoggaaminayo

May 8, 2025
DFS oo Maamul Cusub ka Abaabuleysa Jubbaland
Warar

DFS oo Maamul Cusub ka Abaabuleysa Jubbaland

May 8, 2025
“Falcelinta Shacabka Kadib Weerarradii Pakistan iyo Hindiya”
Warar

“Falcelinta Shacabka Kadib Weerarradii Pakistan iyo Hindiya”

May 7, 2025
“Shirka Xisbiga Caddaaladda oo Hakad Ku Yimid
Warar

“Shirka Xisbiga Caddaaladda oo Hakad Ku Yimid

May 7, 2025
Guddoomiyaha SoDMA oo Kenya Ka Daah-furay Mashruuc Wacyigelineed oo $40 Milyan Ah
Warar

Guddoomiyaha SoDMA oo Kenya Ka Daah-furay Mashruuc Wacyigelineed oo $40 Milyan Ah

May 7, 2025
Next Post

Rag lagu eedeynayo dilal ka dhacay Muqdisho oo ka soo muuqday Maxkamadda Ciidamada

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.

by Ilhaan
May 8, 2025
0

kulanka 11-aad ee Guddiga joogtada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa...

Federal Government Plots New Regional Administration in Jubbaland Amid Escalating Tensions

Federal Government Plots New Regional Administration in Jubbaland Amid Escalating Tensions

by Liban
May 8, 2025
0

The Federal Government of Somalia (FGS) has unveiled a contentious plan to establish a new autonomous administration in Jubbaland, in...

National Consultative Council Issues Communiqué After Key Meeting in Mogadishu

National Consultative Council Issues Communiqué After Key Meeting in Mogadishu

by Dalsan Editor
May 8, 2025
0

The National Consultative Council (NCC) released an official communiqué on Wednesday evening following the conclusion of its recent summit held...

Former Somali President Farmaajo Accuses President Hassan Sheikh of Undermining National Consultative Forum

Former Somali President Farmaajo Accuses President Hassan Sheikh of Undermining National Consultative Forum

by Dalsan Editor
May 8, 2025
0

Former Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo has strongly criticized President Hassan Sheikh Mohamud, accusing him of sabotaging the National Consultative...

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.
Warar

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.

May 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Federal Government Plots New Regional Administration in Jubbaland Amid Escalating Tensions
English News

Federal Government Plots New Regional Administration in Jubbaland Amid Escalating Tensions

May 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
National Consultative Council Issues Communiqué After Key Meeting in Mogadishu
English News

National Consultative Council Issues Communiqué After Key Meeting in Mogadishu

May 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Former Somali President Farmaajo Accuses President Hassan Sheikh of Undermining National Consultative Forum
English News

Former Somali President Farmaajo Accuses President Hassan Sheikh of Undermining National Consultative Forum

May 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and UK discuss enhancing Defence Partnership
English News

Somalia and UK discuss enhancing Defence Partnership

May 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Swedish Police Train Somali CID Officers in Forensic Crime Scene Investigation
English News

Swedish Police Train Somali CID Officers in Forensic Crime Scene Investigation

May 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.
  • Federal Government Plots New Regional Administration in Jubbaland Amid Escalating Tensions
  • National Consultative Council Issues Communiqué After Key Meeting in Mogadishu
  • Former Somali President Farmaajo Accuses President Hassan Sheikh of Undermining National Consultative Forum

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00