HomeCaalamkaTurkiga oo shaaciyay inuu ku guuleystay tijaabinta Gantaal cusub

Turkiga oo shaaciyay inuu ku guuleystay tijaabinta Gantaal cusub

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan ayaa shaciyey inay Milliteriga Turkiga ku guuleysteen  Tijaabadii u dambaysay ee Gantaalka ATMACA ee Lidka Maraakiibta. Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Twitter-ka ayuu Mdaxweyne Erdogan ku sheegy in Gantalkaasi oo lagu farsameeyey gudaha Turkiga uu duqeeyey Markab bar-tilmaameed ahaa, ka hor inta uusan hawlgelin Gantalkaasi. Mashruuca Gantaalka ATMACO waxa la doonayaa in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan ayaa shaciyey inay Milliteriga Turkiga ku guuleysteen  Tijaabadii u dambaysay ee Gantaalka ATMACA ee Lidka Maraakiibta.

Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Twitter-ka ayuu Mdaxweyne Erdogan ku sheegy in Gantalkaasi oo lagu farsameeyey gudaha Turkiga uu duqeeyey Markab bar-tilmaameed ahaa, ka hor inta uusan hawlgelin Gantalkaasi.

- Advertisement -

Mashruuca Gantaalka ATMACO waxa la doonayaa in lagu bedelo Gantaalka lagu farsmeeyey Maraykanka ee HARPOON.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts