HomeWararTurkiga oo Markab wada Shixnad Samafal u soo diray Somalia.

Turkiga oo Markab wada Shixnad Samafal u soo diray Somalia.

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Munaasabad lagu soo sagootinayey Markabkaasi oo  wada 11,000 oo tan oo Shixnad Samafal ah ayaa shalay lagu qabtay Dekedda Haydarpasa Port oo ku taalla magaalladda Istanbuul. Guddoomiyaha Hay’adda Turkiga ugu qaabilsan Maareynta Masiibooyionka iyo Gurmadka (The Disaster and Emergency Management Authority (AFAD), Fu’aad Oktay ayaa sheegay inuu Markabkaasi wado Deeq loogu talagalay Maalinta Hooyadda. Markabkaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Munaasabad lagu soo sagootinayey Markabkaasi oo  wada 11,000 oo tan oo Shixnad Samafal ah ayaa shalay lagu qabtay Dekedda Haydarpasa Port oo ku taalla magaalladda Istanbuul.

Guddoomiyaha Hay’adda Turkiga ugu qaabilsan Maareynta Masiibooyionka iyo Gurmadka (The Disaster and Emergency Management Authority (AFAD), Fu’aad Oktay ayaa sheegay inuu Markabkaasi wado Deeq loogu talagalay Maalinta Hooyadda.

- Advertisement -

Markabkaasi ayaa la filayaa inuu Dekedda Muqdisho ku soo xiran doono 15 maalmood kadib, sida ay sheegtay Hay’adda AFAD.

Dowladda Turkiga waxay Somalia siisay Gargaar lagu qiimeeyey 500 million oo Dollar, iyadoo Dowladda Turkiga kaalin ballaaran ka qaadanayso Hawlaha Gargaarka, Waxbarashadda, Dib-u-dhiska Ciiddamadda iyo Horumarinta Adeegyadda Bulshadda ee Soomaaliyeed.

TURKISH SHJP

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts