• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Friday, May 23, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Trump oo ka hadlay Hawlgalka Milliteriga Mareykanka ka wadaan Somalia iyo dalal kale

Bilan Media by Bilan Media
June 12, 2019
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalkaasi ayaa soo badnhigay Qoraal uu Madaxweyne Donald Trump u kala diray Afhayeenadda Aqalka Wakiilladda Maraykanka iyo Sii-hayaha xilliga ee Madaxa Aqalka Senedka ee dalkaasi oo uu kaga hadlay Hawlgalladda ay Ciiddanka Maraykanka ka wadaan dalal ka tirsan Caalamka.

Waxa uu soo hadal-qaaday Qaraarka Awoodaha Dagaalka ee Sharciga 93 ilaa 148) ee qeybta ka ah dadaalkiisa ku aadan inuu Kongareeska ku wargeliyo arrimaha Daad-gureynta Ciiddamada Maraykanka ee loo hubeeyey dagaalka.

Waxa uu sheegay tan iyo bishii October 7-dii ee sannadkii 2001-kii inay Ciiddanka hubeysan ee Maraykanka oo ay ku jiraan Ciiddanka Khaaska ee Hawlgalladda ay fuliyeen Hawlgalo lagula dagaalamayo Kooxaha Alqaacida, Daalibaan iyo kuwa taabacsan, waa sida uu hadalka u dhigay.

Warbixinta qoraalka ee Madaxweyne Trump u diray Madaxda Sare ee Kongareeska dalkaasi waxa kale oo uu ku muujiyey in Hawlgalladaasi lala beegsaday Ururka Daacish ee ka dagaalamay Iraq iyo Syria  oo uu xusay in horey loo dhihi jirey Al-waacidada ku sugan gudaha Iraq.

Waxa kale oo uu xusay in Ciiddamadda Maraykanka ee loo daad-gureeyey dalalka kale ay lama hurana u tahay si looga hortago khatarta cabsida ee lagu hayo Maraykanka.

Qoraalka Trump waxa uu ku soo hadal qaaday Tiradda ciiddanka Maraykanka iyo Hawlgalladda ay ka wadaan dalal ay ka mid yihiin Somalia, Jabuuti, Masar, Turkiga, Kenya, Syria, Iraq, Yemen, Nigeria, Chad, Cameroon, Urdun, Lubnaan iyo  Afganistan.

Qoraalka Trump waxa uu si gaar ah kaga hadlay Ciiddanka Maraykanka ee jooga Mandiqadda Geeska Afrika, wuxuuna xusay inay Somalia ka wadaan Hawlgal ay kula dagaalamayaan Daacish-ta Somalia iyo Alshabaab oo xiriir la leh Ururka Alqaacida, waa sida uu hadalka u dhigay.

Waxa kale oo uu xusay inay Ciiddanka Maraykanka qaadeen tiro weeraro dhanka cirka oo ka dhan ah Al-shabaab iyo Daacish-ta ku sugan Somalia, isla markaana ay Ciiddankiisa La-talin, taageero siiyaan Ciiddanka Gobalka oo ay ku jiraan kuwa Hawlgalka AMISOM iyo Ciiddanka Qaranka Somalia, isla markaana ay kala qeyb galaan Hawlgalladda La-dagaalanka Alshabaab.

Donald Trump waxa kale oo uu ku xusay qoraalkisia in Ciiddamo Maraykan oo dheeraad ah loo daad-gureeyey dalka Kenya, si ay gacan uga geystaan Hawlgalladda ka socda Bariga Afrika.

Waxa kale oo uu soo hadal-qaaday Ciiddanka ka jooga dalka Jabuuti, isagoo xusay inay wada-shaqeyn la leeyihiin Dowladda Jabuuti oo u fasaxday Maraykanka inay xuduudahooda u adeegsan karaan saldhigga Ciiddanka Maraykanka ku leeyihiin dalkaasi.

Waxa uu hoosta ka xariiqay inay Ciiddanka Maraykanka ee jooga Jabuuti ka qeyb galaan Hwalgalladda La-dagaalanka Al-shabaab iyo Burcad-baddeeda ku sugan Xeebaha ku hareeraysan Geeska Afrika iyo Gacan-biyoodka Carbeed.

Madaxweynaha Maraykanka waxa kale oo uu xusay in Ciiddankooda jooga Jabuuti loogu talagalay haddii loo baahdo inay taageero Gurmad ah siiyaan Safaaradaha Maraykanka ee Gobalka.

Previous Post

Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Orodyahanno Somaliyeed oo billado soo hooyay

Next Post

Sawirro:-Wasiir Goodax Barre oo Baardheere ka dhagax dhigay Machad Tababar

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

May 22, 2025
Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
Warar

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

May 22, 2025
Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
Warar

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

May 22, 2025
Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

May 21, 2025
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
Next Post

Sawirro:-Wasiir Goodax Barre oo Baardheere ka dhagax dhigay Machad Tababar

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

by Ilhaan
May 22, 2025
0

Labada Dal Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada...

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

by Ilhaan
May 22, 2025
0

Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee...

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

by Ilhaan
May 22, 2025
0

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa maanta marti gelin doonta qaar kamid ah siyaasiyiinta ugu saameynta badan dalka, kuwaasoo horey u...

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

by Liban
May 22, 2025
0

ANKARA – Somalia and Turkey have officially launched a new media cooperation initiative as a high-level delegation from the Federal...

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
Warar

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
Warar

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara
English News

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash
English News

Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh
English News

Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
  • Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
  • Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
  • Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00