Toos u Daawo Doorashada Madaxweynaha Puntland ee Garoowe

Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxaa ka socota doorashada Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa taas oo Sanadkan ka xasaasisan Sanadkii hore ee 2014ka.

21 Musharax ayaa ku tartameysa xilka Madaxweynaha Puntland,halka 11 Musharax ay ku tartami doonto xilka Madaxweyne ku xigeenka Puntland.

Hoos Sitoos ah uga daawo Doorashada Dalsan TV

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor