Toos:- dhageysiga Dacwadda badda Kenya iyo Soomaaliya oo bilaabatay

Waxaa hadda si toos ah Magaalada Heeg ee ay ku taallo Maxkamadda  Cadaaladda  Adduunka uga socoda dhageysiga Dacwadda badda ee u dhaxaysa Kenya iyo Soomaaliiya.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi maxamed Guuleed Khadar ayaa hadda si toos ah khudbadda u jeedinaya, waxaana Maxkamdda ka maqan Dowladda Kenya.

halkaan si toos ah uga Daawo

https://fb.watch/4famXxU-q4/

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor