” Thabit Wu Ka Bixi Kara hawsha loo Dhiibay ee G/Banaadir”Amb Awad

Safiirka Soomaaliya u jooga dalka Mareykanka Amb Axmed Cawad oo Radio Dalsan ugu waramay telefoonka isagoo jooga DC ayaa sheegay in aqoonta uu u leeyhay Thabit Cabdi oo ahaa ku xigeenkiisa inu yahay nin ka bixi kara hawsha maanta lo dhiibay.

“Wa hawl kar Thabit shaqa badan hawsha halkaan aan ka wada heenay ee aan Soomaaliya u heenay laf dhabar buu u ahaa , waxuu xafiiska imaan  jiray 7:00 subax isagoo rawaxi jiray habeenki taas waa calaamadaha aan ku arko inuu ahaa nin hawlkar ah ” ayu yiri safiirk Cawad

 

Halkan ka dhagayso wareysiga oo dhamaystiran

1

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media