Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa waxaa lagu sheegay in dib loo dhigay Tartanka Tartanka Kubbada Cagta Dowlad Goboleedyada & Gobolka Banaadir.
Tartanka ayaa qorshuhu ahaa in uu dhaco Bishaan Decemeber,hayeeshee dhowr sababood dartood dib loo dhigay tartanka Kubbada Cagta Dowlad Goboleedyada & Gobolka Banaadir.
Warsaxaafadeed ayaa waxaa lagu soo bandhigay sababaha keenay in dib loo dhigo tartanka.
Hadaba Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka Wasiirka.