• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, May 14, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Taliyihii Hore ee Ilaalada Galmudug oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Galgaduud

Dalsan Editor by Dalsan Editor
April 22, 2025
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
Former VP’s Bodyguard Chief Killed in Suspected Clan Retaliation Attack
1.8k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Warar laga helayo gobolka Galgaduud ayaa xaqiijinaya in weerar hubeysan oo xalay ka dhacay deegaanka Ceelasha, oo u dhexeeya magaalooyinka Caabudwaaq iyo Balanbale, lagu dilay Sade Daahir Caanood Gulaafe, taliyihii hore ee ilaaladii khaaska ahayd ee Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug.

Sade Daahir ayaa la socday gaari ay saarnaayeen dad kale, xilli ay koox hubeysan ku beegsadeen meel aan ka fogeyn Ceelasha. Weerarka ayaa sababay dhimashada Sade Daahir iyo dhaawac culus oo soo gaaray mid kamid ah rakaabkii la socday, kaasoo si degdeg ah loogu qaaday isbitaalka degmada Caabudwaaq.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in dableyda weerarka geysatay ay si degdeg ah uga baxsadeen goobta. Inkastoo aan la ogeyn cidda ka dambeysay, haddana wararka hordhaca ah ayaa muujinaya in weerarka uu salka ku hayo aano qabiil oo muddooyinkii dambe ka taagneyd deegaannada Galmudug, gaar ahaan agagaarka Caabudwaaq iyo Balanbale.

Xaaladda ayaa sii cakirmatay kadib markii la xaqiijiyay dil kale oo dhacay daqiiqado kadib, kaasoo loo geystay Bashiir Cabdiqaadir Cali.

Dilkan labaad ayaa loo arkaa fal aargudasho ah, taasoo sii hurisay xiisaddii ka jirtay gobolka, isla markaana kicisay cabsi laga qabo dagaallo qabiil oo baahda.

Maamulka Galmudug ayaa cambaareeyay dilalkan, isagoo sheegay in ciidamada ammaanku ay bilaabeen baaritaanno iyo hawlgallo lagu raadinayo dambiilayaasha.

Sidoo kale, waxaa soconaya dadaallo lagu dhex-dhexaadinayo beelaha, si looga hortago dhiig dambe oo daata.

Gobolka Galgaduud ayaa dhowrkii bil ee la soo dhaafay wajahayay xaalado amni darro oo isugu jira weerarro Al-Shabaab iyo dagaallo salka ku haya aanooyin qabiil, kuwaasoo caqabad ku ah dadaallada nabadeed ee ka socda Galmudug.

Dilkan lagu khaarijiyay Sade Daahir Caanood, oo ahaa shaqsi xil sare kasoo qabtay ammaanka Galmudug, ayaa naxdin ku reebay mas’uuliyiinta maamulka, waxaana uu sare u qaaday walaaca laga qabo in milatariyo beeleedyo ay si xooggan ugu milmaan amniga deegaanka.

Previous Post

Former VP’s Bodyguard Chief Killed in Suspected Clan Retaliation Attack

Next Post

Xubno ka tirsan kooxda Alshabaab ooo lagu laayay weerar culus oo ka dhacay duleedka Aadan-yabaal

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub
Warar

Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub

May 14, 2025
Madaxwaynihii ugu faqiirsanaa caalamka oo geeriyooday
English News

Madaxwaynihii ugu faqiirsanaa caalamka oo geeriyooday

May 14, 2025
R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika
Warar

R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika

May 13, 2025
Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.
Warar

Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.

May 13, 2025
Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis maalgashi beeraha ah
Warar

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis maalgashi beeraha ah

May 13, 2025
Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho
Warar

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho

May 13, 2025
Next Post
Xubno ka tirsan kooxda Alshabaab ooo lagu laayay weerar culus oo ka dhacay duleedka Aadan-yabaal

Xubno ka tirsan kooxda Alshabaab ooo lagu laayay weerar culus oo ka dhacay duleedka Aadan-yabaal

Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub

Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub

by Ilhaan
May 14, 2025
0

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay si rasmi ah u daahfuray urur siyaasadeedka cusub ee Cadaaladda...

Qatar to Host High-Level Donor Conference for Somalia Peacekeeping Mission AUSSOM Amid Urgent Funding Appeal

Qatar to Host High-Level Donor Conference for Somalia Peacekeeping Mission AUSSOM Amid Urgent Funding Appeal

by Liban
May 14, 2025
0

Doha, Qatar – The government of Qatar is set to host a major international donor conference at the end of...

Madaxwaynihii ugu faqiirsanaa caalamka oo geeriyooday

Madaxwaynihii ugu faqiirsanaa caalamka oo geeriyooday

by Liban
May 14, 2025
0

MONTEVIDEO, URUGUAY – Former President of Uruguay José “Pepe” Mujica, a man globally revered for his humility, authenticity, and deeply...

UN raises alarm as flash floods displace 84,000 in Somalia, kill 17 amid worsening climate crisis

UN raises alarm as flash floods displace 84,000 in Somalia, kill 17 amid worsening climate crisis

by Dalsan Editor
May 14, 2025
0

By: Abdirazak Mogadishu, Somalia – More than 84,000 people have been affected by flash floods across Somalia since mid-April, with...

Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub
Warar

Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Qatar to Host High-Level Donor Conference for Somalia Peacekeeping Mission AUSSOM Amid Urgent Funding Appeal
English News

Qatar to Host High-Level Donor Conference for Somalia Peacekeeping Mission AUSSOM Amid Urgent Funding Appeal

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxwaynihii ugu faqiirsanaa caalamka oo geeriyooday
English News

Madaxwaynihii ugu faqiirsanaa caalamka oo geeriyooday

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
UN raises alarm as flash floods displace 84,000 in Somalia, kill 17 amid worsening climate crisis
English News

UN raises alarm as flash floods displace 84,000 in Somalia, kill 17 amid worsening climate crisis

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
President Mohamud rolls out ‘Justice and Unity’ party in high-stakes move ahead of upcoming elections
English News

President Mohamud rolls out ‘Justice and Unity’ party in high-stakes move ahead of upcoming elections

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Saudi Arabia to Buy $142 Billion in U.S. Weapons as Trump Secures Major Middle East Arms Deals
English News

Saudi Arabia to Buy $142 Billion in U.S. Weapons as Trump Secures Major Middle East Arms Deals

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub
  • Qatar to Host High-Level Donor Conference for Somalia Peacekeeping Mission AUSSOM Amid Urgent Funding Appeal
  • Madaxwaynihii ugu faqiirsanaa caalamka oo geeriyooday
  • UN raises alarm as flash floods displace 84,000 in Somalia, kill 17 amid worsening climate crisis

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00