HomeWararTaliyaha Ciidanka Lugta oo kormeeray furumaha hore ee dagaalka ee Awdheege

Taliyaha Ciidanka Lugta oo kormeeray furumaha hore ee dagaalka ee Awdheege

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka lugta ee Xoogga Dalka Soomaaliya S/guudto C/Xamiid Maxamed Dirir ayaa Maanta Booqday Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose oo fariisimo ay ku leeyihiin Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya. Ujeedka Booqashada Taliyaha Ciidamada lugta General C/Xamiid uu ku Tagay Degmada Awdheegle ayaa ahaa u kuurgalida Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan Awdheegle […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka lugta ee Xoogga Dalka Soomaaliya S/guudto C/Xamiid Maxamed Dirir ayaa Maanta Booqday Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose oo fariisimo ay ku leeyihiin Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya.

Ujeedka Booqashada Taliyaha Ciidamada lugta General C/Xamiid uu ku Tagay Degmada Awdheegle ayaa ahaa u kuurgalida Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan Awdheegle iyo arrimo kale oo la xiriirka dhanka Ciidanka.

- Advertisement -

Generaal C/Xamiid Maxamed Dirir ayaa Mid mid waxa uu u dul istaagay Difaacyada Ciidamada, isagoona halkaasi kula dardaarmay ciidamada ku sugan furumaha hore ee dagaalka Awdheegle.

Taliyaha Ciidamada lugta ee Xoogga Dalka Soomaaliya S/guudto C/Xamiid Maxamed Dirir  oo la hadlayay Ciidamada waxa uu sheegay in ay ugu tagi doonaan Goobaha ay Gobolka Shabeellaha Hoose kaga sugan yihiin Al-shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts