Taliyaha ciidamada Uganda oo deg deg kusoo gaaray Muqdisho kadibna gaaray deegaanka Jannale

Taliyaha guud ee ciidamada dowlada Uganda, Gen. Edward Katumba Wamala, aya si deg deg ah kusoo gaaray dalka soomaliya, waxana uubooqasho uu ku gaaray furunta hore ee degmada Jannale, halkaasoo ay dhawaan ku dhinteen askar ka tirsan ciidamada Uganda, markii Shabab ay werar ku qaadeen.

Booqashadeyda waa, waxa ay sare uqaadeysa mooralka ciidamda, iyo in aan ogaado waxa halkaan ka dhacay ee janaale.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor