HomeWararTaliska Booliska oo soo bandhigay Burcad dhac ka gaysan jiray Magaalada Muqdisho

Taliska Booliska oo soo bandhigay Burcad dhac ka gaysan jiray Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Booliska Soomaaliya ayaa soo bandhigay Burcad dadka ku nool Magaalada Muqdisho dhac u gaysan jiray, kuwaasi oo la sheegay in ay dhibaato xooggan ku ahyeen bulshada caasimadda. Booliska ayaa soo bandhigay hub iyo Moobeelada gacanta oo ay sheegeen in lagu soo qabtay Burcadda ay gacanta ku dhigeen Taliska Boolisku, waxaana sidoo kale lasoo bandhigay Taargooyin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Booliska Soomaaliya ayaa soo bandhigay Burcad dadka ku nool Magaalada Muqdisho dhac u gaysan jiray, kuwaasi oo la sheegay in ay dhibaato xooggan ku ahyeen bulshada caasimadda.

Booliska ayaa soo bandhigay hub iyo Moobeelada gacanta oo ay sheegeen in lagu soo qabtay Burcadda ay gacanta ku dhigeen Taliska Boolisku, waxaana sidoo kale lasoo bandhigay Taargooyin la sheegay in ay ku xirnaayen Gaadiidka ay wax ku dhacaan, sida Mootooyinka.

- Advertisement -

Howlgalada ayaa laga fuliyay Gobolkani Banaadir gaar ahaan Degmooyinka Waberi, Hodan, Howlwadaag, X/Jajab, Kaaraan, C/Caziiz laguna soo qabtay eedeeysaniyaal burcad iyo tuugnimo ku eedeeysan.

War kasoo baxay Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa u qornaa sida tan:

“Iyadoo laga jawaabaya cabashada bulshada waxeey habeenadii la soo dhaafay boliiska oo kaashanaaya bulshada degmooyinka Banadir gacanta ku soo dhigeen burcad dhalinyarada ka dhacaayay mobeylada. Waxaan u mahad celineenaa bulshada nala wadaagtay xogta oo fududeeysay in gacanta lagu soo dhiga burcadka dhaca geysanaayay. Waxaana mar labaad dadweynaha soo xasuusineynaa inay nala wadaagaan xogta amni darada degmadooda iyagoo wacaaya numberka 991. NB. Masuwarada hoos waa howlgalada laga fuliyay Yaqshid iyo Heliwaa. Waxaa sidoo kale howlgalo gaar ah laga fuliyay degmoyinka Waberi, Hodan, Howlwadaag, X/Jajab, Kaaraan, C/Caziiz laguna soo qabtay eedeeysaniyaal burcad iyo tuugnimo ku eedeeysan”.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts