HomeWararTaliska Boliiska oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen xubno ka tirsan...

Taliska Boliiska oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen xubno ka tirsan Alshabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Afhayeenka Ciidanka boliiska Soomaliye dhame Sadiiq Aadan Cali oo la hadlay Warbaahinta ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal saacadihii iyo maalmihii ugu dambeyay ay sameeyeen ciidamada boliiska eek a howlgala magaalada Muqdisho. Dhame Sadiiq Aadan Cali ayaa sheegay howlgal ciidamada ammaanku ay ka sameeyeen degmada Dharkenley in ay gacanta kusoo dhigeen xubno ka irsan Alshabaab su’aalana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeenka Ciidanka boliiska Soomaliye dhame Sadiiq Aadan Cali oo la hadlay Warbaahinta ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal saacadihii iyo maalmihii ugu dambeyay ay sameeyeen ciidamada boliiska eek a howlgala magaalada Muqdisho.

Dhame Sadiiq Aadan Cali ayaa sheegay howlgal ciidamada ammaanku ay ka sameeyeen degmada Dharkenley in ay gacanta kusoo dhigeen xubno ka irsan Alshabaab su’aalana lagu weydiinayo xarunta dembi baarista CID-da.

- Advertisement -

Afhayeenka ciidanka Boliiska ayaa sheegay 15-kii bishaa in xaafadda Dabakaayo-madow ee degmada Dharkeyley lagu qabtay nin magaciisa uu ku sheegay Xasan C/llaahi Salaad oo ka tirsanaa amniyaatka Alshabaab dilana ka geystay degmada iyo rag kale oo isaga la shaqeynayay iskuna qarinayay sida uu yiri Studi-yaha Cajaladaha Filimaanta iyo Heesaha lagu kireeyo laguna ciyaaro Jaaska.

Dhinaca kale waxa uu sheegay in lala qabtay rag kale oo ay kawada tirsanaayeen Alshabaab waxaana uu tilmaamay in sharciga la horkeeno doono sida uu yiri,dhanka kalana waxa uu shaaca kal qaaday in Bishii hore la qabtay Shabakad is aroorsanaysay laguna qabtay EX: Koontarool Afgooye iyo Dharkenley kuwaas oo qorshaynaay qaraxyo ay fuliyaan.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts