HomeWararSuxufiyiin ku xirnaa dalka Ivory Coast oo la sii daayey.

Suxufiyiin ku xirnaa dalka Ivory Coast oo la sii daayey.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Lixda Saxafi ayaa lagu eedeeyey inay daabaceen warar ay ku sheegeen inay Ciiddanka Dowladda gadoodeen, kadib, markii ay waayeen Mushaarkooda. Madaxa Ururka Suxufiyiinta ee dalkaasi, Muuse Taroore ayaa sheegay in Suxufiyiinta iyo Milkiilayaasha Warbaahinta la sii daayey, taasina ay tahay guul u soo hooyatay Saxaafadda Madaxa Bannaan. Mid ka mid ah Suxufiyiinta la sii daayey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Lixda Saxafi ayaa lagu eedeeyey inay daabaceen warar ay ku sheegeen inay Ciiddanka Dowladda gadoodeen, kadib, markii ay waayeen Mushaarkooda.

Madaxa Ururka Suxufiyiinta ee dalkaasi, Muuse Taroore ayaa sheegay in Suxufiyiinta iyo Milkiilayaasha Warbaahinta la sii daayey, taasina ay tahay guul u soo hooyatay Saxaafadda Madaxa Bannaan.

- Advertisement -

Mid ka mid ah Suxufiyiinta la sii daayey oo lagu magacaabo Yacquuba Gabane, ahna Tifaftiraha Wargeyska maalinlaha ee Le Temps ayaa sheegay inay weli muteysan karaan in dacwad lagu soo oogo.

Garsooraha ayaa go’aan ka gaari doona haddii 6-da Saxafi la soo taagayo Maxkamad, inkastoo  ay ilo Warbaahineed sheegeen inaysan sidaasi jecleysan karin.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts