Suxufiyiim ku dhaawacmay qarax labaad oo ka dhacay hotel Dayax ee magaalada Muqdisho.

Warar aanu helnay ayaa shegaya in suxufiyiin ka mid aha dadkii gaaray hotelka la weraray uu qarax labaad ku qabsaday albaabka hotelka.
Weriyaal iyo sawirqadayaal u badan kuwa la shaqeeya Wakaaladaha caalamiga ayaa la sheegay in ay dhawacyo soogaareen hase,ahatee waxa la xaqiijiyay in dhawacyadoodu ay fududyihiin.

Gaariga ku qarxay suxufiyiinta ayaa la sheegay in uu ahaa kii ay ka degeen dagaalamayaasha ka tirsan Alshabab ee galay gudaha hotel Dayax ee magaalada Muqdisho.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor