• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, July 9, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Caalamiga ah ee Amniga ee Munich

Dalsan Editor by Dalsan Editor
February 17, 2025
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Caalamiga ah ee Amniga ee Munich
31
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka qeyb galay Shirka Caalamiga ah ee Amniga ee Munich 2025.

Shirkan ayaa diiradda lagu saaray arrimaha la xiriira amniga, gaar ahaan la dagaallanka argagixisada, isbeddelka cimilada, iyo xaaladaha siyaasadeed ee caalamka ka jira.

Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka hadlay horumarka ay Soomaaliya ka sameysay dhinacyada amniga iyo xasilloonida, isagoo si gaar ah u xusay dadaallada dowladda ee la dagaallanka kooxaha Al-Shabaab iyo ISIS.

Waxa uu caddeeyey in howlgallada ka socda dalka ay guulo la taaban karo ka gaareen xoreynta deegaanada ay horey ugu sugnaayeen kooxahaas, taas oo keentay dib u soo celinta xasilloonida iyo maamul-wanaagga.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa sidoo kale la wadaaggay madaxda iyo khubarrada caalamiga ah in Soomaaliya ay ka go’an tahay xoojinta iskaashiga caalamiga ah ee la dagaallanka waxaa koogu yeero argagixisada iyo horumarinta dib-u-dhiska hay’adaha amniga. Wuxuu carrabka ku adkeeyay muhiimada ay leedahay in beesha caalamku gacan ka geysato taageerada Soomaaliya si looga adkaado Daacish Iyo AS loona xaqiijiyo horumar waara.

Previous Post

DEG DEG: Xubno sare oo ka tirsan Daacish oo duqaymo lagu dilay

Next Post

9 qof oo Mareykanka ugu dhintay duufaannada Xilliga jiilaalka

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

SOMWA & FESOJ oo Qabtay Aqoon-is-weydaarsi :Xorriyadda Saxaafadda & Badbaadada Suxufiyiinta
Warar

SOMWA & FESOJ oo Qabtay Aqoon-is-weydaarsi :Xorriyadda Saxaafadda & Badbaadada Suxufiyiinta

July 9, 2025
Soomaaliya oo Ka Qaybgaleysa Shir Caalami ah oo Teknolojiyad Ku Saabsan oo Ka Socda Switzerland
Warar

Soomaaliya oo Ka Qaybgaleysa Shir Caalami ah oo Teknolojiyad Ku Saabsan oo Ka Socda Switzerland

July 9, 2025
Maxkamadda Dambiyada Dagaalka oo Amar Qabasho Kusoo Saartay Hoggaamiyeyaal Sare oo Taliban ka Tirsan
Caalamka

Maxkamadda Dambiyada Dagaalka oo Amar Qabasho Kusoo Saartay Hoggaamiyeyaal Sare oo Taliban ka Tirsan

July 9, 2025
Laascaanood oo Martigelinaysa Ergooyinkii Ugu Horreeyay ee Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo
Warar

Laascaanood oo Martigelinaysa Ergooyinkii Ugu Horreeyay ee Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo

July 8, 2025
Ciidamada Dowladda & Dadka Deegaanka oo Bilaabay Guluf Dagaal Dib Loogu Qabsanayo Degmada Moqokori
Warar

Ciidamada Dowladda & Dadka Deegaanka oo Bilaabay Guluf Dagaal Dib Loogu Qabsanayo Degmada Moqokori

July 8, 2025
Qatar oo Martigelinaysa Ciyaaraha Carabta  iyo Soomaaliya oo Si Buuxda Uga Qaybgalaysa
Warar

Qatar oo Martigelinaysa Ciyaaraha Carabta iyo Soomaaliya oo Si Buuxda Uga Qaybgalaysa

July 8, 2025
Next Post
9 qof oo Mareykanka ugu dhintay duufaannada Xilliga jiilaalka

9 qof oo Mareykanka ugu dhintay duufaannada Xilliga jiilaalka

SOMWA & FESOJ oo Qabtay Aqoon-is-weydaarsi :Xorriyadda Saxaafadda & Badbaadada Suxufiyiinta

SOMWA & FESOJ oo Qabtay Aqoon-is-weydaarsi :Xorriyadda Saxaafadda & Badbaadada Suxufiyiinta

by Ilhaan
July 9, 2025
0

Ururka Haweenka Saxafiyiinta Soomaaliyeed (SOMWA), oo iskaashanaya Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (FESOJ) oo taageero ka helaya Safaaradda Norway ee Soomaaliya, ayaa...

Soomaaliya oo Ka Qaybgaleysa Shir Caalami ah oo Teknolojiyad Ku Saabsan oo Ka Socda Switzerland

Soomaaliya oo Ka Qaybgaleysa Shir Caalami ah oo Teknolojiyad Ku Saabsan oo Ka Socda Switzerland

by Ilhaan
July 9, 2025
0

Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Aadan Macallin (Soomaali), ayaa ka qeybgalay Shirweynaha Heerka Sare...

Maxkamadda Dambiyada Dagaalka oo Amar Qabasho Kusoo Saartay Hoggaamiyeyaal Sare oo Taliban ka Tirsan

Maxkamadda Dambiyada Dagaalka oo Amar Qabasho Kusoo Saartay Hoggaamiyeyaal Sare oo Taliban ka Tirsan

by Ilhaan
July 9, 2025
0

Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) oo fadhigeedu yahay magaalada Hague, ayaa soo saartay amar lagu soo xirayo laba ka...

Mayor of Mogadishu Lays Foundation Stone for Rebuilding 26-ka June Road in Hodan District

Mayor of Mogadishu Lays Foundation Stone for Rebuilding 26-ka June Road in Hodan District

by Gesey Liban
July 9, 2025
0

Mogadishu – In a move aimed at improving urban infrastructure and enhancing service delivery, the Mayor of Mogadishu and Governor...

SOMWA & FESOJ oo Qabtay Aqoon-is-weydaarsi :Xorriyadda Saxaafadda & Badbaadada Suxufiyiinta
Warar

SOMWA & FESOJ oo Qabtay Aqoon-is-weydaarsi :Xorriyadda Saxaafadda & Badbaadada Suxufiyiinta

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Soomaaliya oo Ka Qaybgaleysa Shir Caalami ah oo Teknolojiyad Ku Saabsan oo Ka Socda Switzerland
Warar

Soomaaliya oo Ka Qaybgaleysa Shir Caalami ah oo Teknolojiyad Ku Saabsan oo Ka Socda Switzerland

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Maxkamadda Dambiyada Dagaalka oo Amar Qabasho Kusoo Saartay Hoggaamiyeyaal Sare oo Taliban ka Tirsan
Caalamka

Maxkamadda Dambiyada Dagaalka oo Amar Qabasho Kusoo Saartay Hoggaamiyeyaal Sare oo Taliban ka Tirsan

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Mayor of Mogadishu Lays Foundation Stone for Rebuilding 26-ka June Road in Hodan District
English News

Mayor of Mogadishu Lays Foundation Stone for Rebuilding 26-ka June Road in Hodan District

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
PM Hamza Engages Somali Women in Dialogue on Governance, Security, and Political Participation
English News

PM Hamza Engages Somali Women in Dialogue on Governance, Security, and Political Participation

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Participates in Global Technology Summit in Switzerland
English News

Somalia Participates in Global Technology Summit in Switzerland

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • SOMWA & FESOJ oo Qabtay Aqoon-is-weydaarsi :Xorriyadda Saxaafadda & Badbaadada Suxufiyiinta
  • Soomaaliya oo Ka Qaybgaleysa Shir Caalami ah oo Teknolojiyad Ku Saabsan oo Ka Socda Switzerland
  • Maxkamadda Dambiyada Dagaalka oo Amar Qabasho Kusoo Saartay Hoggaamiyeyaal Sare oo Taliban ka Tirsan
  • Mayor of Mogadishu Lays Foundation Stone for Rebuilding 26-ka June Road in Hodan District

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00